
Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa wasiir u magacaabay Wasaaradii uu ka geeriyooday Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha federaalaynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Marxuum Maxamed Warsame Darwiish oo ku geeriyooday dalka jarmalka.
Axmed Madoobe ayaa u Magacaabay Maxamed Ibrahim Ogle Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaaleynta & Dib u heshiisiinta Jubbaland sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Maxamed Axmed Cusmaan u Magacaabay Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Dowlada Jubaland.
Leave a Reply