
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ka hadlay dagaalka u dhexeeya ciidanka degaanka ee SSC iyo ciidanka Somaliland oo ka socday magaalada Laascaanood ee Xarunta Sool.
Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa u sheegay in waxa ka dhacay Laascaanood ay yihiin xasuuq ba’an oo shacabkii magaaladaas ku dhaqnaa loo adeegsaday awood xad-dhaaf ah, isla markaana ay ka muuqatay naceyb maamulka Muuse biixi u qabo Bulshada SSC.
Leave a Reply