Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka jawaabtay eedeyn Culus oo kaga timid Maamulka Somaliland taasi oo ku aaddaneyd inay ku lugleedahay dagaalka magaalada laascaanood.
Warsaxaafedeed lasoo baxay Maamul Goboleedka Punltalnd ayaa lagu sheegya in Mowqifkeedi hore aan waxba iska badalin Eedaynta Somaliland aysan ka duwanayn eedihii hore, waxaana intaa ay ku dartay in Somaliland ay rabto in ay ku siyaasadayso, kuna qariso xasuuqa ay deegaanka ka waddo.
Leave a Reply