
Dagaal xooggan oo mudd socday ayaa xalay ka dhacay isgooska Siinay ee Magaaladda Muqdisho.
Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamo isugu jiray nabad sugid iyo booliis oo ku sugnaa bar-koontarool iyo ciidamo la socday guddoomiyaha degmada Yaqshiid
Daagalka ayaa sababay Khaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawc iyo khasaaro soo gaaray gadiidka dadwaynaha.
Leave a Reply