
Daawo:Waxgaradka Gedo oo Shaaciyey in Mudo Xileedka Axmed Madoo ay ka hartay 7 Bilood
Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda gobolka Gedo oo war kasoo saaray xaaladda gobolkaas iyo Jubbaland ayaa baaq dhinacyo taabanaya u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh.