Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2023

Baardheere

Xaalad bani’aadannimo oo ka taagan Baardheere iyo wafdi ka socda Alraxma oo gaaray halkaasi

31st March 2023 admin 0

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa ka jira Xaalad bani’aadannimo taas oo timid kadib markii roobab wata daadad xoog badan ay ka da’een magaaladaas ee […]

diyaarad

Diyaarad Sita Deeq Raashina oo la geeyey Magaalada Xudur

31st March 2023 admin 0

Wafdi uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Maanta Gaaray Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool oo uu dhawaan ka […]

iftiin

Daawo:Senator Iftiin Baasto oo Axmed Madoobe ugu Baaqay inuu iscasilo

31st March 2023 admin 0

Senator Iftiin Baasto oo ka mida Senatarada laga soo doorto Jubbaland saxiib dhowna la ahaan jiray Axmed Madoobe ayaa sheegay in jubbaland u baahan tahay […]

mahadsalaad

Xoghayaha Ururka Suxufyiinta Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Dadka Xabsiyada ugu Jira Mahad Salaad

30th March 2023 admin 0

Xoghayaha Ururka Suxufyiinta Soomaaliya SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa soo bandhigay xaaladda Xabsiga NISA ee Godka Jilacow, Maxaabiista uu kula kulmay, Beelaha ay kasoo jeedaan […]

xamze

Xukuumada Soomaaliya oo Waxqabadkeedii Noqday in Dalka laga Joojiyo Mooto Bajaajka

30th March 2023 admin 0

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo  uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mootooyinka […]

masjid

Daawo:Mu’adin Masjis oo Iimaankiisii Muqdisho Kudilay

29th March 2023 admin 0

Magaalada Muqdisho Majid ku Yaala ayaa waxaa ka dhacay dhacdo Naxdin leh kadib markii Mu’adin Masjid Baangad ku dilay Imaam-kii Masjidka uu mu’adinka ka ahaa.

dagaal

Dhageyso:Dagaal Shabaab iyo Ciidamada Xooga ku dhexmaray Baladwayne

29th March 2023 admin 0

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Dowlada oo Kaashanayo Dadka Deegaanka iyo Al-shabaab oo ka dhacay Deegaanka baardhaare oo Dhinaca […]

Garaad

Daawo:Ugaasyadii Laascaanood Yimid oo u Safraya Hargaysa

29th March 2023 admin 0

Guddiga cuqaasha ee Koonfurta Soomaaliya uga yimid nabadaynta xaalada gobolka Sool ayaa sheegay inay safrayaan Magaalada Hargaisa.

wasiir

Dhageyso:Wasiirka Gaashaandhigga oo ka jawaabay eedeymo ka soo yeeray Sanbaloolshe

28th March 2023 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka jawaabay eedeymaha uu Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) u jeediyay qaabka uu u socda wejiga labaad […]

jimcaale

Daawo:Goobaha Lagu Tunto ee Magaalada Muqdisho oo La Xirayo

28th March 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka warbixiyay shabakad ka ganacsata Maandooriyaha oo lagu soo qabtay howlgal ka […]

Sanbalooshe

Dhageyso:Sanbaloolshe oo dhaliilay Qaabka loola dagaalamayo Al-Shabaab

28th March 2023 admin 0

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay qorshaynayso wejiga labaad ee guluf lagu qaado maleeshiyada Al-Shabaab. Mas’uuliyiin ka tirsan dawladda ayaa sheegay inay gulufkan ka qayb-galayaan ciidamada […]

tarsan

Safiir Tarsan oo ka hadlay deeq gargaar daawa ah oo ay ku wareejiyeen dowladda soomaaliya.

27th March 2023 admin 0

Safiirka Soomaaliya u fadhiya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay deeq gar-gaar daawa ah oo ay ku wareejiyeen dowladda soomaaliya taas […]

Xamze

Daawo:Xamze oo Dhagax dhigay Warshad Soo saari doonta Burka

27th March 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horreysay ee nooceeda ah ee ganacsato Soomaaliyeed ay ka […]

jimcaale

Daawo:Gudoomiyaha G Banaadir oo Bulshada Karaan kala hadlay Amnixumada

27th March 2023 admin 0

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Talisyada Booliska iyo Nabad Sugida ayaa kulan la Qaatay bulshada Degmada Kaaraan iyagoo sidoo kale kormeeray isku socodka iyo amniga Degmooyinka […]

muse

Daawo:Somaliland oo Sheegtay inay qaadayaan dagaal kadib Qasaaro xoogan oo Loogaystay Maanta

26th March 2023 admin 0

Taliska ciidamada Soomaaliland ayaa waxay ka warbixiyeen dagaal maanta iyaga iyo Ciidamada SSC ku dhexmaray Deegaanka Goojacade oo ah duleedka Magaalada Laascaanood, kaas oo Ciiadmada […]

Posts pagination

1 2 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes