
Dab khasaaro xoogan geystay ayaa waxaa xalay ka kacay Mall ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Dabka ayaa qasaaro u gaystay goobo Ganacsi oo ku dhex yaallay Mallka, oo ay lahaayeen dad Ganacsato, waxaana lagu guulaystay in la damiyo dabkaas.
Leave a Reply