Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni ayaa ka hadlay dagaalka Bil ku dhawaadka ka socda Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.
Madaxwayne Deni ayaa sheegay Madaxweyne “Puntland qeyb kama aha dagaalka Laascaanood, Waxaanse ku kalsoonahay Shacabka reer Laascaanood in ay Sharafkooda iyo cirdigooda difaacaan hadiise Garaadada ay Puntland si rasmi ah uga codsadaan..
Leave a Reply