
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Ku-maandooska Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed oo mudo Tababar ku qaadanayey Magaaladda Baydhabo ee Gobolka Baay.





Leave a Reply