Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa ayaa Magacaabay Wasiir Dowlaha Dekadaha iyo Wasiir kuxigeenka wasaarada Dib u heshiisiinta.
Madaxweyne Guudlaawe ayaa Mudane Faarax Cumar Cilmi Daahir u Magacaabay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda isagoo dhanka kale Mudane Axmed Maxamed Cabdullaahi u Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Dib u Heshiisiinta iyo Nabadeynta.
Leave a Reply