Madaxwayne Xasan Sheekh oo Safar aan horay Loo Shaacin Ku Tagay Eritrea

Xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta ka degay caasimadda dalka Eritrea ee Asmara halkaas oo uu si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha waddankaas Isaias Afwerki.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa safar shaqo oo laba maalin ah ku gaaray Eritrea ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Eritrea.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.