Amniga Magaalada Muqdisho ayaa aad u Xumaaday bilihii Dambi waxaana ka dhaca dilal tiro badan oo loo gaysanayo Shacabka kaas oo gaystaan Shabaab, Ciidamada Dowlada iyo Ciiyaal Mooryaan ah.
Dilkii u Dambeeyey ayaa waxaa Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir lagu dilay Sheekh Mowliid Sheekh Cabdulaahi oo xalay Ciyaal weero ku dileen.
Leave a Reply