Wefdi xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Sool ayaa shalay gaaray magaalada Laasacaanood oo tan iyo 6-dii bishii hore uu ka socday dagaal u dhexeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Muuse Biixi.
Xildhibaannadan oo uu kamid yahay guddoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka Sare Cabdullahi Cali Timacade ayaa sheegay inay Laasacaanood u tageen u kuurgalidda xaaladda ka taagan halkaas.
Leave a Reply