Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Mootooyinka Bajaajta oo dhawaan ay horgeyeen guddiga gaadiidka Bajaajta daraasada xal loogu halayo amniga iyo nabad galyada daraawalada Bajaajta.
Qaraarka oo ka kooban shan qodob ayaa waxaa maanta ansixiyay golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya .
Leave a Reply