Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan ballaaran oo Afur iyo casho isugu jira qasriga madaxtooyada ugu sameeyey culimaa’udiinta waaweyn ee reer Somaliland.
Muuse Biixi oo ayaa ka hadlay Dagaalka kasocda Magaalada Laascaanood kaas oo uu dafiray inuu Xasuuq ka Gaystay magaaladaa, dhanka kale Madaxwayne Muuse waxuu soo dhaweeyey Ergayga Somaliland loo Magacaabay Cabdikariim Guuleed
Leave a Reply