Daawo:Axmed Madoobe oo Markii u horaysay Masuulnimo Muujiyey kadib markii Abaal marin Gudoonsiiyey Asli iyo Gabadheeda

asli

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa abaalmarin qaali ah gudoonsiiyay Hooyo Asli Maxamed Cabdullaahi oo gabdheeda Faadumo Jamaal Xaashi degmada Baledxaawo uga keentay inay ka qeyb galaan tartanka Qur’aanka Kariimka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.