
Gudoomiye Hore ee Barlamaanka Puntland Cabdixakiim Axmed Dhoobo Daareed oo eedeymo u jeediyay Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaliya, waxuuna Madaxda Dowlada Soomaaliya ugu baaqay inaysan ka Amuusin dulmiga uu ku kacay Ra’iisalwasaare kuxigeenka Soomaaliya.
Leave a Reply