
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowladda Jubbaland Axmed Xasan Cumar ayaa si adag uga hadlay diyaarad gargaar ah oo Dowladda Jubbaland ay u diri lahayd degmada Baardheere si loogu caawiyo dadka ay fatahaaddu saamay balse ay is-hortaag ku sameeyeen maamulka degmadaasi.
Leave a Reply