Kulan looga hadlaayey dhimashadii iyo Burburka soo gaaray Degmada Baardheere kadib markii ay da’een Roobab wata daadad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho.
kulankaan oo soo qaban qaabisay hay’ada Alraxma waxaa kasoo qayb galay Xidhibaanada Labada aqal, waxgarad, aqoonyahano iyo marti Sharaf kale.
Xildhibaanada Labada aqal ee soomaaliya iyo bulshadii kulanka ka qayb gashay ayaa sheegtay in hay’adihii dowlada aysan ka qayb qaadan gurmadka Baardheere marka laga reebo Hay’ada Maareeynta Masiibooyinka.
Leave a Reply