Xildhibaanada labada aqal ee kasoo Jeeda deegaanada SSC oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay ka hadleen hadal gaf ku ah Dastuurka iyo Midnimada dalka Soomaaliya kaas oo kasoo yeeray Ra’iisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Saalax Jaamac, waxayna dalbadeen in Talaabo deg deg ah laga Qaado.
Leave a Reply