Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa oo ka hadlaayey dagaalka Laascaanood iyo Dowlada soomaaliya ayaa waxuu Maamul goboleedka qaarkood ku tilmaamay kuwa Magaca oo aan Tayo la hayn gaar ahaan Maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug.
Leave a Reply