
Shacabka Sooman ee Magaalada Muqdisho ayaa wajahaya Ciqaab adag, Haraad iyo Diif ayaa ka muuqato waxaa laga hor istaagay nolol maalmeedkooda, waxaa loo diiday in ay caruurtooda dharka Ciida u soo iibsadaan waxayna ka hadleen dhibaatada ay la kulmaan marka Dowladu xirto wadooyinka Muqdisho.
Leave a Reply