Macalimiinta gobolka gedo oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan tagi karin Kismaayo, arimo amni iyo kuwa isku socodka ah, waxayna Wasaradda waxbarashada Soomaaliya ka Codsadeen in imtixaanka iyo tababarka macalimiinta lagu siiyo Gudaha Gobolka Gedo.
Leave a Reply