Daawo:Wasiirada iyo Xildhibaanada loogu baaqay inay u hoggaansamaan Xakameynta Hubka caasimadda

wasiir

Wasiir Dowlaha wasaaradda amniga Dowladda Federaalka Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga oo ay ka qayb galeen hay’adaha ammaanka dalka iyo maamulka Gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa looga hadlay Xoojinta amniga iyo hirgelinta xeerka xakameynta Hubka caasimada ee dhawaan ay soo saartay Dowladdu.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay agaasimaha hay’adda NISA Mahad Salaad, waxaana warbixino looga dhagaystay saraakiisha hooggaaminaysa ciidamada isku dhafka ah ee hawlgalka Ciiltire oo ay ka mid yihiin Boliiska sida militariga u tababaran oo si xoojin ah ula shaqeynaya ciidanka ammaanka caasimadda ilaalinaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.