Gudoomiyaha gobolka banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waxuu Mooto Bajaajka ka shaqeysa Muqdisho ka sameynayaa Lacag dhan Labo Milyan taas oo aanan ku dhacayn Bangiga dowlada balse lagu shubayo Account shaqsi lee yahay.
Darawalada Mootooyinka ayaa ka hadlay dhibaatada lagu hayo iyo lacagta xaqdarada ah ee Gudoomiyaha Gobolka banaadir kusoo rogay.
Leave a Reply