Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2023

Ugaasmaxamuud

Daawo:Odayaasha dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood oo la kulmay Saleebaan Gaal

26th April 2023 admin 0

Odayaasha dhaqanka ee waday dhexdhexaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa maanta kulan la yeeshay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland. Odayaasha dhaqanka ee koonfurta Soomaaliya […]

garoon

Sawiro:Dowaladda Soomaaliya oo 18 Qof kasoo daadgureysay Suudaan

26th April 2023 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan maanta ka soo dajisay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen […]

ciidan

Daawo:Buuga Tacsida Madaxii Howlgelinta ciidanka Danab oo Muqdisho Laga Furay

25th April 2023 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay Buugga tacsida allaha unaxariistee Cabdicasiis Maxamuud Maxamed oo ahaa Madaxii Howlgelinta ciidanka Danab kaasi oo shalay u geeriyooday dhaawac dhawaan […]

Baardheere

Xildhibaano iyo Masuuliyiin Ku Baaqay in Dowlada iyo Bulshada u Gurmadaan Bardheere

25th April 2023 admin 0

Xildhibaano ka tirsan DF iyo Maamulka Baardheere ayaa ku baaqay in si wada jir ah looga qeyb qaato dhismaha Buundada kurmaan iyo toga weyn ee […]

Ugaasmaxamuud

Daawo:Odayaasha dhex dhexaadinayey dagaalka Laascaanood oo gaaray Hargeysa

25th April 2023 admin 0

Odayaasha dhaqanka ee koonfurta Soomaaliya uga yimid dhexdhexaadinta colaadda Sool, ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Hargeysa. Odayaashan ayaa hore u tegay magaalada Laascaanood, halkaas […]

Ismaciil

Sawiro:Madaxwayne geele oo Furay  Bandhigga Buugaagta ee Jabuuti iyo Somaliya oo Ka qayb gashay

24th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuryadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Djibouti si rasmi ah uga furay Bandhigga Buugaagta Djibouti ee sannadkan 2023-ka, iyadoo Jamhuuriyadda Federaalka […]

mooto

Daawo:Gudoomiyaha Banaadir oo Lacag Labo Milyan ah ka sameysanaya Motobajaajka

24th April 2023 admin 0

Gudoomiyaha gobolka banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waxuu Mooto Bajaajka ka shaqeysa Muqdisho ka sameynayaa Lacag dhan Labo Milyan taas oo aanan ku dhacayn Bangiga […]

daahiramiin

Daawo:Xildhibaan Jeesow “Cali Jeyte Dhulka Beeshiisa dagto ayuu xoreeyay Hal maalin Galbeedka Hiiraan uma gudbin”

24th April 2023 admin 0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka hadlaayey dagaalka lagula Jiro Alshabaab ee ka socda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inaan dagaalkaas daacad laga ahayn oo hal […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo Madaxtooyada kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi

24th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho ku […]

ciidan

Daawo:Dilal Qorshaynsan oo ku socda Saraakiisha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed

24th April 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur, taliye ku-xigeenka ciidanka Xoogga Jeneraal Cabaas Amiin Cali iyo  Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa […]

isbitaal

Daawo:Maleeshiyaad Kasoo Duulaay oo Galinsoor Jirdil iyo kufsi u gaystay haween ay afduubteen

23rd April 2023 admin 0

Maleeshiyaad Hubaysan oo kasoo Jeedo Galinsoor ayaa Wax-yeello Jirdil iyo Kufsi u Gaystay Haween ay Guryahooda ka Kaxaysteen Aaaga u dhaxeeyo Kaxandhaalle iyo Galinsooor.

ciidan

Daawo:Ciidamada Xoogga oo howlgal ka sameeyeen deegaano hoostago Magaalada Galcad

23rd April 2023 admin 0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Ceel-Qansax oo hoos taga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa […]

mahadsalaad

Rag Maxkamada Galgaduud Xukuntay oo kusugan Guriga Mahad Salaad

23rd April 2023 admin 0

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa waaran soo qabasho iyo horkeenid Maxkamad u jartay rag sadex ah oo dil ka gaystay deegaanka Garasale kuwaas oo lagu sheegay […]

jimcaale

Daawo:Gudoomiyaha Banaadir oo ka hadlay Sabata uu u garaacay Dhalinyaro ku caweysimaysey Xeebta liido

23rd April 2023 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay howlgal lagula dagaalamayo waxyaabaha maandooriyaha ah ka sameeya xeebta liido ee […]

xasansheekh

Madaxweyne Xasan oo cafis u fidiyay 127-Maxbuus oo ku eedeysnaa dambiyada fudud

22nd April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis u fidiyay 127-maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Xabsiga MBC ee Ex-control […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes