Ciidamada Xooga oo La wareegay Deegaanka Cali Yabaal
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa goor dhow si buuxda ula wareegay deegaanka Cali Yabaal oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud.
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa goor dhow si buuxda ula wareegay deegaanka Cali Yabaal oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud.
Wasiirka Amniga Dowladda Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladda Gobolka Gedo.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgelayo adeegyada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed ku tagey Wasaaradda […]
Kenya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis ka kooban 10 dhinac oo iskaashi ah si kor loogu qaado xiriirka labada Dal. Heshiiska Isfahamka waxa uu […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. “Sannad-guurada 63-aad ee aas-aaska Ciidanka […]
Shacabka Sooman ee Magaalada Muqdisho ayaa wajahaya Ciqaab adag, Haraad iyo Diif ayaa ka muuqato waxaa laga hor istaagay nolol maalmeedkooda, waxaa loo diiday in […]
Allaha Unaxariistee waxaa maanta Magaalada Hargeysa lagu aasay marxuum Ismaaciil Hurre Buubaa Raisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya, waxaana aaska kasooo qayb galay Masuuliyiin ka […]
Shirkii Golaha wasiirrada Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo shir gudoomiyey Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa waxaa Go’aan looga gaaray aayaha Ciidamada Boliiska Deegaanka Soomaalida. […]
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghaye António Guterres ayaa ka arrinsaday aayaha iskaashiga labada dhinac, qorsheyaasha mudnaanta u leh dowladda Soomaaliya, caqabadaha jira iyo dhinacyada ay […]
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa sidii looga bartay maanta booqasho Ku tagay xeryaha Ciidamada ee Duleedka Magaalada Kismaayo halkaas oo khudbadihiisii […]
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa oo ka hadlaayey dagaalka Laascaanood iyo Dowlada soomaaliya ayaa waxuu Maamul goboleedka qaarkood ku tilmaamay kuwa Magaca […]
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed […]
Ku dhawaad 400 oo qoys ayaa ka barakacay Fatahaado Webiga Shabelle uu ka geystay deegaanada Waqooyi ee Gobalka Hiiraan.
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya Generaal Mahad cabdiraxmaan Aadan ahna Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah Xilka ula wareegay.
Xildhibaanada labada aqal ee kasoo Jeeda deegaanada SSC oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxay ka hadleen hadal gaf ku ah Dastuurka iyo Midnimada dalka […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes