Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2023

XASANSHEEKH

Sawiro:Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Jabuuti, Canada iyo Kuubba

4th April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo soo […]

raashin

Daawo:250 Qoys oo Ku Sugan Baardheere ayaa Maanta Raashin Loo qaybiyey

4th April 2023 admin 0

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa la bilaabay qaybinta gargaarkii dowladda Soomaaliya ka imaaday, kaas oo keentay Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA). Raashinkaa ayaa ka […]

qamri

Booliska Gobolka Bay ayaa Gubay maandooriye Noociisa yahay xashiish iyo khamri

3rd April 2023 admin 0

Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Baay oo howlgal ka sameyey qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo ayaa soo Bandhigay waxyaabaha Maanka Dooriya oo ay kamid ahayeen […]

qarax

Daawo:Qasaarihii Ka Dhashay Qarax Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

3rd April 2023 admin 0

wadada aada Tarabunka, gaar ahaan agagaarka xarunta CID waxaa ka dhacay qarax ka dhashay gaari noociisu yahay JAMES oo xamuulka qaada, kaas oo ka mid […]

deni

Puntland oo Diiday khidmad Dowlada kusoo rogtay shirkadaha isgaarsiinta

3rd April 2023 admin 0

War Qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu cadeeyey Mowqifka Puntland ee la xiriira xeerarka isgaarsiinta iyo khidmada […]

muse

Daawo:Muuse Biixi oo Dafiray Xasuuqii uu Ka Gaystay Laascaanood.

3rd April 2023 admin 0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan ballaaran oo Afur iyo casho isugu jira qasriga madaxtooyada ugu sameeyey culimaa’udiinta waaweyn ee reer Somaliland. Muuse Biixi […]

waraabe

Faysal Cali Waraabe oo Maraykanka iyo Puntland eedeyn u Jeediyey

2nd April 2023 admin 0

Gudoomiyaha mucaaradka Soomaliland Fasal Cali waraabe oo ka hadlaayey dagaalka Laascaanood ayaa eedeyn usoo Jeediyey dowlada Maraykanka iyo Maamulka Puntland.

puntland

Daawo:Puntland oo Ka hortimid Magacaabista Cabdikariim Guuleed

2nd April 2023 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaaraaid ku qabtey magaalada Garowe ayaa ka hadley laynta iyo barakicinta lagu hayo shacabka Sool […]

cali jeyte

Gudoomiyaha Hiiraan oo Ka hadlay Dagaalka Shabaab iyo Fatahaada Wabiga

2nd April 2023 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa war ka soo saaray Wajiga Labaad ee howlgalka xoreynta Khawaarijta, iyo Fatahaad laga cabsi qabo.

cabdikariimxuseen

Xasan sheekh oo Cabdikariim Guuleed u Magacaabay Ergayga Arimaha Somaliland

1st April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowlada […]

wabi

Daawo:Wabiga Shabelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Magaalada Jowhar

1st April 2023 admin 0

Wabiga shabeele oo maalmo ka hor ciid laga guranaayey ayaa hada biyo keenay kaas oo sababay inuu ku fataho Xaafado kamida Magaalada Jowhar ee caasumada […]

Waare

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xil Mahiim ah u Magacaabay Madaxwaynihi hore ee Hirshabeele

1st April 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Mudane Maxamed Cabdi Waare ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta […]

Ciidamadii Muuse Biixi oo Maxaabiis looga Qabtay dagaalka Laascaanood

1st April 2023 admin 0

Dagaal culus ayaa saakay ka dhacay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool kadib Markii Ciidamada Muuse Biixi Weerar kusoo qaadeen Magaalada. Masuuliyiin u hadlay SSC ayaa […]

Muxiyadiin

Daawo:Maamul Degmada Caabduwaaq oo Ka Hadlay Dab Xalay ka kacay degmadaas

1st April 2023 admin 0

Guddoomiyaha degmadda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud Muxyadiin Aadan Wali ayaa ka hadlay dab xalay ka kacay degmada oo Sababay Qasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo […]

Posts pagination

« 1 … 6 7

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes