Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud shalay ka jeediyey Masjidka Madaxtooyad ee Muqdisho ayaa sheegay Sidaan “Xasan Sh Maxamuud waa nin waayeel ah sida la sheegayna wuu xanuunsanayaa sababta Gabadhiisu ula socotana waxaa la sheegay inay daawadiisa sido,”
Leave a Reply