Degmooyinka Mustaxiil, Feerfeer iyo Qallaafe oo ay saameeyeen fatahaada wabiga Shabeelle ayaa waxaa gargaar gaarsiiyay masuuliyiin isugu jira heer degaan iyo heer gobol oo ay socdaalkan kuwehelinayeen qaar ka mid ah hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Deegaanka Soomaalida.
Leave a Reply