Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen oo ay wehliyaan xubno ka tirsan gollaha Wasiirada ayaa xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNDP oo ay Hogaaminaysay ku xigeenka Madaxda Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Sophie Kemkhadze.
Kulanka oo saacado qaatay ayaa Madaxweynaha iyo Wafdiga wada qaatay waxaa looga hadlay xoojinta wada shaqaynta Hey’adda UNDP iyo Dowlada Koonfur Galbeed iyo taageerida Wajiga 2-aad Dagaalka Khawaarijta looga Xorreynayo Deeganada Koonfur Galbeed.
Leave a Reply