
Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa eedey u jeediyey Muumulka Puntland ee Siciid Deni hogaamiyo.
Xamse ayaa sheegay sidaan “Puntland meel aan u qalmin bay ka taagantahay dhisidda Soomaaliya, 400 Macalin oo aan Shaqo iyo Mushaar u diyaarinnay baa la hortaaganyahay, Deyn cafiskii magaca Puntland baa la rabaa in lagu fashiliyo ogaada arintaas hadday dhacdo waa Taariikh madoow”
Leave a Reply