Guudlaawe oo Sheegay inuu Xalinayo Khilaafka ka jira Maamulka Hiiraan

guudlaawe

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray Magaalada Beledweyne ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay Garoon diyaaradaha ee Ugaas Khaliif.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ka koobnaa Wasiiro iyo Masuuliyiin kale waxaa garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif kusoo dhoweeyay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, iyo Ku Xigeennadiisa, Maamulada degmooyinka Beledweyne, Maxaas, Farlibaax, Feerfeer iyo Matabaan, Saraakiisha Hay’adaha amniga, Saraakiisha Ciidamada Hiilwalaal, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa sheegay inay tahay ujeedka ay u yimaadeen baladeayne ay tahay xalinta khilaafka ka jira maamulka Hiraan, fatahaada Wabiga iyo la dagaalanka Shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.