Daawo:Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Waxba Ula Harin Xasan Sheekh iyo Xamse

abwaan

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo ayaa si kulul ugu jawaabay hadalo kasoo yeeray Madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya kuwaas oo Lagu duraayey Maamulka Puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.