Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Jubbaland.
Shirka oo looga hadlay qodobo kala duwan ayaa si gaar ah diiradda looga saaray wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah khawaarijta oo ka bilowday guud ahaan dalka.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, hanuuninta dadweynaha iyo dalxiiska Jubbaland Xildhibaan Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa markii uu shirku soo idlaaday warbaahinta uga warbixiyey qodobadii shirka looga hadlay.
Leave a Reply