Masuul ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho Lagu dilay

muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hawgal lagu sugaayo amniga ka bilaabay Ciidamo ay dhaqaalo siiyaan Imaaradka kuwaas oo wali wax ka badalin amniga, dilkii ugu dambeeyey oo ka dhaca Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu dilay masuul ka tirsan Maamul Gobolka Banaadir.

Gudoomiyihii Dhalinyarada Degmada Dharkaynlay ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Xasan ayaa koox hubaysani dil u gaysatay kadib markii uu kasoo baxay Masjid uu ku tukanaayey Salaada Jimcaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.