
Xildhibaano, siyaasiyiin, oday Dhaqmeed ka tirsan Beesha Gaaljecel ayaa taageeray Ugaas Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi oo ah Ugaaska Beesha Gaaljecel, kaas oo dhawaan dad shir ku qabtay Muqdisho ay sheegeen inuusan Ugaas u ahayn Beesha Gaaljecel.
Leave a Reply