Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Furey Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo Gobolada Koonfur Galbeed kaas oo ka dhacay Magaalada baydhabo.
Shirkaan oo Soo qaban qaabisay wasaarada arimaha gudaha koonfurgalbeed ayaa Madaxwayne Laftagareen warbixin ka dhageystay Gudoomiyaasha waxaana uu amar ku baxshay in la baneeyo dhulka Dowlada si Bulshada loogu adeego.
Leave a Reply