
Maamulka Puntland ayaa Madaxwaynaha Soomaliya Xasan Sheekh iyo Ergaygiisa arima Dhaqaalaha ku eedeeyey weerar dhimasho gaystay oo ka dhacay Magaalada Garoowe.
Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Juxaa: ayaa weerarkii lagu qaaday sanduuqda doorashada oo askari ku dhimatay ku eedeeyey madaxwaynaha Soomaaliya iyo Ergeyga Xasan Sheekh Maxamuud ee Arrimaha Dhaqaalaha Khadar Cabdiraxmaan Faroole.
Leave a Reply