Safiirka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Arabia danjire Saalim Macow Xaaji ayaa iscasilay sababo la xariira dhaqan xume ay kula kaceen wafdigii madaxweynale Xasan sheekh ee shirka Jaamacadda kaga qayb-galay magaalada Jidda ee dalka Sacuudiga.
Danjire Saalim Macow ayaa qoraalkiisa ku sheegay in madaxa brotokoolka Madaxweynaha Hinda Culosow ay si anshax xume ah ula dhaqantay. Cabashadiisna u gudbiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda oo isgana ka gaabsaday in uu wax qabto, waxayna iga horistaagtay inaan la kulmo Madaxwayne Xasan Sheekh ayuu yiri Safiirka.
Dadkaan uu maxawayne xasan wato
Waxay udhaqamayaan sida ayago
Dowladii kadhigay ama ufahmay
Xaafad aay ayagu layihiin
Taas curfiga diplomacy iyo
Qaynuunka kuciyaaraayo
Waana arin ku cusub somalia
In diblimaasi dal dhan ujoogo somalia
Lagacaliyo madaxwaynihii
Uu lawadaagi lahaa meesha aay shaqadu
Marayso waana arin foolxumo ku ah
Xasan naftiisa 4fartii sano
Ee hore ayaan bartay xasan runtii
Mahan nin somali kufuridoono
Meel cagaaran ama barwaaqo ah
Asc Somali all of you