Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland Gaashaale sare Xassan Cabdullahi Maxamed ayaa sheegay Ciidanka Booliska Puntland inay ku wargelinayaan dhammaan dadweynaha Bulshada Puntland in la joojinayo isku socodka gaadiidka guud ahaan Gobollada Puntland inta lagu jiro Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka.
Leave a Reply