Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay khudbad ka jeediyey Xaflad casho sharaf ah oo Duqa Caasimadda Muqdisho ayaa sheegay inuu qabanayo doorasho qof iyo cod ah.
Ra’iisul wasaraaha Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha xubinta ka ah Dowladda Dhaxe iyo Masuuliyiin kaladuwan oo ka tirsan DFS ayaa ka qayb galay munaasabadda casho sharafta.
Leave a Reply