Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shirkii ladagaalka wararka been abuurka ka sheegay sidaan “Telefishinka iyo Radiyaha Dowladda halaga daayo Alaabta ka badbadiska iyo buun buuninta,Wanaaga Dowladda ay sheegeyso lama rumeysanayo Alaab kale oo badan ayaa kasoo horeysay.
Leave a Reply