Xildhibaano gunada laga jarayo iyo Kulankii Golaha Shacabka kooran la’aan ubaaqday

barlaman

Kulankii Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Baaqday kadib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaanada ntooda badan

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha Shacabka Cabdullaahi Abshiroow ayaa sheegay in aysan isku xuquuq noqon doonin bishaan Juun Xildhibaanada soo xaadira kulamada iyo kuwa iska maqnaado fasax la’aan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.