Akhriso:Golaha Amaanka ayaa Somaliland ugu baaqay inay Ciidamadeeda kala baxdo Goojacade

Un

Qaramada Midoobay oo ka shiray xaalada Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey dagaalada ka socda Magaalada Laascaanood kuwaas gaystay dhimasho iyo dhaawac iyo barakac dad ka badan 150,000 qoys waxayna tacsi u direen qoysaskii dadkoodii ku waayey dagaaladaas.

Golaha Ammaanka ayaa ku baaqay in si degdeg ah looga saaro ciidamada Somaliland deegaanka SSC, waxaa kaloo Golaha Amaanka soo dhaweeyeen dadaalada ay wadaan dowlada federaalka ah. Itoobiya iyo odayaasha dhaqanka kaas oo lagu joojinaayo colaada Laascaanood.

hoos ka akhriso warkii Qaramada midoobay.

Security Council Press Statement on Situation in Somalia | UN Press

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.