Madaxwayne Laftagareen oo Mashaariic ka dhagax Dhigay Buurxakabo

laftagareen

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha, Wasiirka Howlaha Guud iyo Xildhibaano ka tirsa Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa Dhagax dhigay dhismaha Jaamacada Buur-Hakaba iyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Buur-xakaba ee Gobolka Baay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.