Kulan balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka kala dhacay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Gedo, kuwaas oo uu kla qayb Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi.
Masuuliyiinti kala duwan ee gobolka gedo, Qaybaha bulshada iyo Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ayaa isku raacay in layska ka dhacsho Axmed Madoobe iyo Xulafadiisa.
Leave a Reply