Ergeyga Gaarka ee Xasilinta iyo Ilaalinta Arimaha Rayidka Mudane Maxamed Abdi (Waare) ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Xasilinta iyo Xureynta Deeganada Koonfur Galbeed ay kaga suganyihiin Khawaarijta Alshabaab.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiiro,Taliyaasha Hay’addaha Amniga iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada.
Leave a Reply