
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS ayaa maanta ka furmay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah hadal-jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo bandhigaya warbixinta kulamadii dhacay ee guddiga joogtada ah.
Qaar kamida Xildhibaanada ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay Magaalada Baraawe kaas u dhaxeeyey ciidamo ka tirsan kuwa xooga iyo Daraawiishta Koonfurgalbeed.
Leave a Reply