
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka digay xaaladda Gobalka Gedo in xoog laysku dayo in lagu dhibaateeyo shacabka, loona gacan-galiyo Jubbaland, iyadoo aysan dhicin Dibu-Heshiisiin rasmi ah, welwelna ka muujisay dagaalada, meelo kamid ah dalka ka socda ee ciidamada Amniga oo qabiileysan dhexmaraya.
Leave a Reply